Waa Guinea ugu quruxd badan somalia waxayna ku tallaa meel istarajiyada. Waxayna u dhawaday kismaaayo waana meesha wabiga hirshabeelle badan waynta ka darsamo waana meel beerashada ku Wannaaagsan oo warwalba cagaaran, maalaha Jimce ah iyo khamiista dad aaad u badan ayaa u daxliisa tago, waaa meel maxay indhaaagu qabtaan ayaan maraba ka jiidsanaynin



