Libido beach moqadishu


“Bada Liido” refers to the Liido Beach in Mogadishu, Somalia. Liido Beach is a popular and picturesque spot along the Indian Ocean coast, offering sandy shores and various recreational activities. It’s a well-known destination for both locals and tourists. If you have specific questions about Liido Beach or Mogadishu, please feel free to ask.

Liido beach moqadishu somalia waaa Xeebta ugu Dheer geeska africa waana bada waynta hidiya, waan xeeb ilaaahay ku galada qurux iyo khayraaad badan sid siliida qeydhiin, shiidaal , maaalaaha maha Jimca ah iyo khamiista dad aaad u badan ayaa u dalxiis taga iyo damaaashaaad , bada liido markaad joogtid waaxaa isdhahaysaa ma meldives baad joogtaaa iyo carebean ka. Waayo waa xeeb bluuga ah . Mark hadii aad aadana naftu ka soo noqo ku dhihi mayso, sabaabtoo ah inshaha ayaa ku ashqararayaba waa na xeeebt ku haboon jaceylka iyo lamaanaashayaasha
Elite hotel hotekan waxaa u saaraynyahay xeebta waana hotel five star ah , bal qiitaas adigoo jawigaasi aad ka u quruxda badan ku raxaysanayso jawiga xeebta bada liido, Lana jooga qoftaa dii ama family kaaaga mama asxaaabraaada bal warn , waaxaad ku dhax noo shah at jannadii dunnida oo Ifka loo soo saaray